Q/Midoobay oo War kulul ka soo saartay weerarkii hotel Villa Reys ka dhacay

Xafiiska Qaramada Midoobay ee Somalia ayaa si kulul u cambaareeyey weerarkii lagu qaaday Hotelka Villa Reys oo ku yaalla xeyndaabka xarunta madaxtooyada Somalia ee magaalada Muqdisho Booliska Soomaaliya ayaa sheegay galabta in la soo geba-gebeeyey howlgal ay ciidamada amniga ka wadeen Hotel Villa Rays oo tan iyo xalay ay ku jireen xubno ka tirsan ururka … Continue reading Q/Midoobay oo War kulul ka soo saartay weerarkii hotel Villa Reys ka dhacay